Qarax lala beegsaday haween ka shaqeeya Nadaafada oo saaka Muqdisho ka dhacay

Qarax ayaa saaka ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan halka ay iska gooyaan wadooyinka Taleex iyo Maka Al-Mukarama kaasoo khasaare uu ka soo gaaray haweenka ka shaqeeya nadaafada. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhashay miino la sheegay in lagu dhax qariyay Qashin la dhigay Wadada Dhinaceeda. Haweeney ka mid aheyd shaqaalaha dowladda Hoose … Continue reading Qarax lala beegsaday haween ka shaqeeya Nadaafada oo saaka Muqdisho ka dhacay